Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Mahad Salaad oo loo magacaabay mar kale NISA
    Puntland

    Mahad Salaad oo loo magacaabay mar kale NISA

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mahad Salad, ayaa mar kale loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), kaddib kulan aan caadi ahayn oo maanta ay yeesheen Gollaha Wasiirada XFS.

    Sanbaloolshe oo laga qaadday Hoggaanka NISA – ayaa ugu dambeyn xalay lagu qanciyay baneyntiisa xafiiska kaddib muddo bilo ah oo uu ka warwareegayay, iyadoo bedelkeeda loo ballanqaaday Wasiir muhiim ah.

    Mahad Salaad oo kamid ah xubnaha lasoo dhiig baxday doonistiisa xukunka ee 2022, xil ka qaadistiisii hore ayaa ku timid kaddib markii dalalka Reer Galbeedku joojiyeen la shaqeynta NISA si dhameystiran, iyadoo lagu eedeeyay in uu xiriir la leeyahay kooxaha argagixisada ah.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    July 28, 2026

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    July 28, 2026

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    July 27, 2026
    Latest Posts

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Akhriso: Puntland oo baaq kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay Sanaag

    XOG: Saraakiisha gobolka Mudug oo la kulmay Maxamuud Diyaano, wargelina siiyay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.