Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin weerarkii Miraale Ee Ciidamada Difaaca Puntland
    Puntland

    Faahfaahin weerarkii Miraale Ee Ciidamada Difaaca Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 1, 2025Updated:June 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    1900- Askari,ayaa Maanta ka qaybgashay weerarkii Miraale looga sifeeyay firxadkii argagixisada.

    Hal Askari oo Ciidamada PL ah kuma dhiman,kumana dhaawacmin si dhibyar,ayaa guusha lagu hantiyay.

    Dhankooda,waxaa laga dilay 24- xubnood,iyadoo 13 meel lagu dilay,Lix meel lagu dilay,Shana meel lagu dilay.

    Diyaaradaha dagaalka PL iyo kuwa Maraykanka,ayaa khasaaraha ugu badan gaarsiiyay argagixisada.

    IDIL NEWS.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faahfaahin weerarkii Drons-ka Ee Ukrain ku qaaday Ruushka

    June 4, 2025

    Garowe, Puntland’s Capital, Witnesses Rapid Urban Development Amid Government Investment

    June 4, 2025

    Maxay kawada hadleen Trump iyo Puntin?

    June 4, 2025
    Latest Posts

    Faahfaahin weerarkii Drons-ka Ee Ukrain ku qaaday Ruushka

    Garowe, Puntland’s Capital, Witnesses Rapid Urban Development Amid Government Investment

    Maxay kawada hadleen Trump iyo Puntin?

    Ciidamada Puntland oo dagaal ku dilay 50 xubnood oo Daacish ah

    Safiirka UK oo farriin gaarsiiyay Madaxweyne Xassan

    CAL-MISKAAD: Khasaare ka dhashay Qarax lala eegtay masuul katirsan Puntland

    Mareykanka oo jaray taageerada Ciidamada DANAB

    XOG: Xassan Shiikh oo Xallane kala soo tagay 2 qodob oo halis ku ah mustaqbalkiisa

    Cirro kulan la qaatay Raila Odinga

    DEGDEG: Xubno Daacish ah oo isu soo dhiibay Ciidamada Puntland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.