Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu dambeeyay ee howlgallo ka socda Miraale
    Puntland

    Wararkii ugu dambeeyay ee howlgallo ka socda Miraale

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland ayaa maanta howlgallo ka wada deegaannada ku harreeraysan Togga Miiraale, ee buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari.

    War kooban oo kasoo baxay Taliska Howlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu ugaarsanayo firxadka argagixisada Daacish ee ka baxaday maalmo kahor Miraale.

    “Maanta Ciidanku waxay hawlgal ka wadaan deegaannada ku hareeraysan Togga Miraale, iyagoo ugaarsanaya firxadkii Argagixisada Daacish ee ka cararay Miiraale, Calmiskaad.”

    Maalmo kahor, ciidamada Puntland ayaa qabsaday Taliskii ugu weynaa ee argagixisada Daacish ku lahayd Cal-miskaad, oo ku yaallay Togga Miiraale, waxaana hadda firxad kala noqday xubno kooban oo ka harray argagixisada, kuwaas hadda bilaabay in ay Isa soo dhiibaan.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.