Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay kawada hadleen Trump iyo Puntin?
    Somalia

    Maxay kawada hadleen Trump iyo Puntin?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump,ayaa Arbacada sheegay in uu ” wada hadal wanaagsan” la yeeshay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, iyagoo wicitaanka kaga wada hadlay duqaymihii diyaaradaha aan duuliyaha ee Ukriane iyo Iran.

    Ka dib weerarkii ugu weynaa ee Ukraine ay ka geysatay gudaha Ruushka, Trump wuxuu sheegay in Putin uu u sheegay in Ruushka “ay ku qasbanaan doonaan inay ka jawaabaan weerarkii dhawaan lagu qaaday garoonka diyaaradaha”.

    Trump,ayaa sidoo kale ka digay qoraal uu soo dhigay baraha bulshada in taleefoonka oo qaatay in ka badan saacad uusan ” horseedi doonin nabad degdeg ah”.

    Labada hogaamiye,ayaa sidoo kale ka wada hadlay Iran, waxaana Putin uu soo jeediyay inuu ka caawin karo wadahadalada Nukliyeerka ee dalkaasi.

    IDIL NEWS.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.