Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad Ee CDPL
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad Ee CDPL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 7, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Makhribkii,ayuu dhacay dagaal kale oo kharaar,waxaana lagu nadiifiyay Sadex God oo kale.

    Dagaalkaas danbe,waxaa lagu dilay 42- Xubnood oo argagixisada ka mid ah.

    Dhanka Ciidamada Difaaca Puntland,waxaa ka shahiiday Lix Askari,waxaana ka dhaawacmay 13 kale.

    Godadka laga nadiifiyay argagixisada,waxaa loogu tagay Dawo,Rasaas iyo Hub fara badan.

    Hawlgalka,ayaa Maanta oo Sabti ah halkiisii kasii socda,waxaana la filayaa ilaa Gelinka danbe ee Maanta in Ciidamadu war soo saaraan.

    Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    September 24, 2025

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    September 24, 2025

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    September 24, 2025
    Latest Posts

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump

    Markab sida 150-Kunteenar oo kusoo xirtay Bosaso

    Faallo:-Puntland oo Wayday Geesi Qaran

    Jeneral Qalyare oo qarax Miino ku Geeriyooday

    Xoghayaha Dowlada Hoose Ee Galkacyo oo la magacaabay

    Waynaynta Maalinta Nabada oo Puntland laga….

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.