Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Update:-Dilka Caawa ka dhacay Galkacyo yaa ka danbeeya?
    Puntland

    Update:-Dilka Caawa ka dhacay Galkacyo yaa ka danbeeya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 7, 2025Updated:June 7, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ninka la dilay,wuxuu kasoo jeeda Beesha Leelkase,Jifida Reer Maxamed Xasan.

    Gabadha la dilay,waxay kasoo jeedaa Beesha CM,jifida Guled Shirwac.

    Gabadha dhimatay,waxay guur ku heshiiyeen oo Arooskoodu diyaarsanaa Nin hore oo laga dilay oo ka soo jeeday Beesha Carab Saalax.

    Ninkaas,waxaa horay udilay Nin kasoo jeeday Beesha Leelkase,Reer Maxamed Xasan.

    Way dhici kartaa Ninkan Caawa la dilay ee Leelkase,Reer Maxamed Xasan in loogu aaray Ninkaas oo Gabadhu qayb ka ahayd Shirqoolka oo Xabado Ninka lagu istaajinayay ay ku dhaceen,sababtoo ah Ninka,waa lala soo degay oo Madaxa Xabado looga dhuftay.

    Sidoo kale,way dhici kartaa in Gabadhu aysan qayb ka ahayn oo Ninkan ay kasoo raacday Beer Dalxiis uu ka yimid ama ay xiriir lahaayeen caadiya.

    Waxaa kaloo dhici kara in jiha kale fulisay Dilkan.

    Intaan waa xog ururin hirdhac ah,waxaanse soo bixi doona xogta rasmiga ah ee Ciidamada amaanka oo baarusta dhacdadan Gacanta ku haya.

    Qabiilku,waa aqoonsiga ka jira Somaliya oo ay khasab tahay in la isticmaalo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.