Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qodobbada Isfahamka & Wada-shaqeynta Puntland & Somaliland?
    Somalia

    Qodobbada Isfahamka & Wada-shaqeynta Puntland & Somaliland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 7, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qodobbada Isfahamka & Wada-shaqeynta Puntland & Somaliland?

    1. La-dagaalanka Argagixisada:-

    B. In si wadajir ah loogu midoobo la-dagaalanka kooxaha argagixisada, gaar ahaan Al-Shabaab, kuwaas oo ku sugan Buuraha Calmadow iyo nawaaxigeeda.

    1. Maalgashiga Caalamiga ah:-

    B. In labada dhinac ay si siman u wadaagaan fursadaha maalgashi ee caalamka ka imaanaya, si loo dardargeliyo horumarka dhaqaalaha Labada dhinac.

    1. Isku furitaanka Ganacsiga:

    B. In la isku furo dekadaha,garoomada diyaaradaha, iyo jidadka si loo xoojiyo isku socodka ganacsiga, lana abuuro dhaqdhaqaaq dhaqaale oo dheelitiran.

    1. Isdhaafsiga Xogta Amniga:

    B. In la isdhaafsado xogaha la xiriira amniga, gaar ahaan kuwa khuseeya kooxaha argagixisada ama cid kasta oo halis ku ah xasilloonida Gobolka.

    1. Ka-hortagga Khataraha Midnimada:

    B. In si mideysan looga hortago wax kasta oo khatar ku ah jiritaanka, xasilloonida iyo dowladnimada Puntland & Somaliland.

    1. Dib-u-celinta Barakacayaasha:

    B. In la sugo nabadgelyada deegaanka Ceerigaabo si dadka ka barakacay loogu fududeeyo dib ugu laabashada guryahoodii si nabad ah.

    1. Jiritaanka Midba Midka Kale:

    B. In Somaliland aysan martigelin wax kasta oo kasoo horjeeda jiritaanka Puntland.

    T. In Puntland aysan oggolaan abaabul ama dhaqdhaqaaq ka dhan ah jiritaanka Somaliland.

    1. In caalamka loo sheego in Somaliya aysan qaadi karin hub oo la kordhiyo cunaqabataynta si aan hubkaas Gacanta ugalin Argagixisada iyo Qabiiladda Somaliyed.

    IDIL NEWS.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.