Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Booliska Austaria oo ka hadlay weerarka ka dhacay Dalkaas
    Somalia

    Booliska Austaria oo ka hadlay weerarka ka dhacay Dalkaas

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 10, 2025Updated:June 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Austraria,waxaa ka dhacay weerar ay ku naf waayeen 9- Qof oo Lix Dumar tahay,Sadexna Rag,isla markaana,waxaa ku dhaawacmay 12- Qof oo kale.

    Qofka falka gaystay waxaa la sheegay in ahaa nin reer Austria ah oo 21 jir ah kana soo jeeda deegaanka Graz, sida ay booliiska deegaanka xaqiijiyeen.

    Booliisku waxay sheegeen in ninkaas isdilay,isagoo ku jira musqusha dugsiga.

    Wali waxay wadaan Boolisku baaritaanka ku saabsan sababta uu u sameeyey weerarkan.

    Shir jaraa’id oo ka dhacay Graz,ayaa hadda dhammaaday, balse intii su’aalo laga weydiinayay saxaafadda, booliisku waxay xaqiijiyeen in ninkii weerarka geystay uusan horey ugu diiwaangashayn booliiska ilaa maanta.

    Booliska ,ayaa sheegay in Ninka laga shakisan yahay uu ku hubeysnaa Labo Qori oo uu si sharci ah u lahaa.

    Wasiirka arrimaha gudaha Gerhard Karner,ayaa sheegay in tuhmanuhu uu ahaa arday wax ka baran jiray iskuulkii uu weerarku ka dhacay, balse uusan qalin jebin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.