Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»PL& SL oo kaga saamayn batay Villa Somaliya Beesha Caalamka
    Puntland

    PL& SL oo kaga saamayn batay Villa Somaliya Beesha Caalamka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shaqo wanaagsan ayay PL iyo SL qabsadeen si wadajir ah…

    1.Waxay Warqad kawada qoreen Hubka kusoo qulqulaya Somaliya.

    2.Waxay Wadajir uga hor yimaadeen Villa Somaliya iyo qorshayaasheeda,waxayna soo jeedin wada gaarsiiyeen BC.

    3.Waxay talo soo jeedin ku gudbiyeen in Wadada iyo qaabka ay ku socoto ama ku dhisan tahay DFS aysan kusii shaqayn karin oo laga maarmaan ay tahay in dib loo eego Somaliya.

    Soo jeedimaha PL iyo SL oo wada socda,waxay Baasiin kusii shubeen dareenkii BC,waxayna sababtay…..

    B.In BC si cad uga hor timaado Xasan Shiikh.

    T.In dib dareen gaar ah laga muujiyo Hubka Gacanta Xasan galaya ee ugudbaya Shabaab iyo Beelaha.

    J.Waxay qaadaceen Shirkii 15- ka ee Xasan.

    X.Waxay go’aamiyeen in la awoodeeyo Swan.

    Kh.Waxaa gabagabo umaraysa soo celinta Siyaasadii Laba Wajiilaynta ee SC,PL & SL.

    D.Waxay khuburo usaareen kasoo tala bixinta Mustaqbalka Somaliya.

    R.Waxay si gaar ah ugu fasaxeen PL& SL taageero Milleteri iyo mid Dhaqaale.

    Sababta Xasan ka qaylisiisay ee uu udiray Warqada isqarxinta ah,waa intan oo uu ogaaday.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.