Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Israa’iil oo Barida dhulka ugu dhufatay Iran markale
    Puntland

    Israa’iil oo Barida dhulka ugu dhufatay Iran markale

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    3000- km Dhul ujira ayay Israa’iil ka fulisay weerar aan caadi ahayn.

    Waxay weerartay Caasimadii iyo Magaalooyin muhiim ah oo Wadanka Iran ah.

    Waxay ku dishay Talyeyaal sare oo Militari iyo Saynisyahano Nukliyeer ah oo ay ku jiraan…

    1.Talyihii Militariga Iran Maxamed Bagheri.

    1. Taliyaha Guud ee IRGC General Xuseyn Salami.

    3.Madaxii Niyuukleerka Iran.

    1. Lataliye sare iyo isku xirihii kooxaha Bariga Dhexe ee Iran taageerto oo ahaa Ninkii badalay Qaasim Sulaymaani si dadban.

    Waxaa Dhulka hoostiisa la galiyay oo dhuumanaya hogaamiyihii sare ee Wadanka.

    Ilaa iyo hada khasaare masoo gaarin Israa’iil.

    Weerarkan markale,wuxuu caalamka tusay awood yarida Iran ee Milateri iyo Diblomaasiyadeed.

    Wuxuu kaloo muujiyay awooda Israa’iil ee ay Bariga Dhexe ku leedahay iyo sida ay uga adag tahay Iran oo ay awoodo in ayba disho hogaamiyaha sare.

    Israa’iil si baarqabnimo leh ayay uga jawaabtay hanjabaadii Iran ee maalmahan.

    Sidoo kale Maraykanku,wuxuu ka adeejiyay Iran matalaadiisa Israa’iil si miiska wada xaajoodka Niyukleerka loogu khasbo oo ay u aqbasho dalabyada la hordhigay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.