Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Israa’iil miyay ka gaartay natiijadii ay rabtay weerarkii Iran?
    Puntland

    Israa’iil miyay ka gaartay natiijadii ay rabtay weerarkii Iran?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weerarka Israa’iil ee Iran ma’ahan mid Diimeed ee waa mid ku qotoma Juquraafi,Siyaasad iyo Dhaqaale,waxaana qayb ka Xulufo kala Diin iyo dano ah.

    Israa’iil,waxay abaartay Sadex qaybood oo Iran ay ku taagan tahay ama muhiim u ahaa,waxayna burburisay dhismayaal,Qalab iyo Dadkii Aqoonta lahaa oo ay laysay….

    1.Ciidamada.
    2.Siyaasada.
    3.Aqoonta iyo Agabka Niyuukleerka.

    Ciidamada?

    B. Talyihii Guud ee Ciidamada Iran,waa dishay.

    T. Talyihii ilaalada Kacaanka,waa dishay.

    J. Talyihii xaalada deg- dega ah,waa dishay.

    Siyaasada?

    B. Waxay dishay Ninkii ugu dhawaa hogaamiyaha sare oo lahaa awooda ku xigta loona filayay in uu badali doono.

    Niyuukleerka?

    B. Xaruntii Bacriminta,khasaare ayay gaarsiisay.

    T. Xaruntii ubadalida Hub ahaan,khasaare ayay gaarsiisay.

    J. 5-Culumada Sayniska Iran ah,waa dishay.

    X. Madaxii Guud ee Niyuukleerka Iran,waa dishay.

    Weerarkan,waxay u adeegsatay Israa’iil 200 oo Diyaaradood,marka laga soo tago Dronska gudaha Tehran ay ku diyaarisay Mossad.

    100-bartilmaameed ayay beegsatay oo dhamaantood ufulay sidii loo qorsheeyay.

    Netanyahu iyo Reer Galbeedku,waa ku kala argti duwan yihiin sida loola tacaalayo Niyuukleerka Iran,waxayse ka midaysan yihiin in aysan macquul ahayn Iran Gacanteeda in uu galo Hubka wax baabi’iya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.