Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Iran oo kasoo jawaab celisay weerarkii Iran
    Puntland

    Iran oo kasoo jawaab celisay weerarkii Iran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weerar celiska Iran ka yimid uma dhigmo weerarkii Israa’iil ee aadka u abaabulnaa.

    Mudada ay ku qaadatay Iran in ay kaga soo jawaab celiso weerarka,ayaa muujinaya awoodeeda hoosaysa.

    Sidoo kale Gantaalada ay isticmaalayso iyo halka ay kasoo hawlgalayso oo aan udhigmin kuwii Israa’iil.

    Waxaa kaloo mudnaan yeelan doona khasaaraha ay gaarsiiso Israa’iil marka xogta rasmiga ah la helo.

    Israa’iil way ka diyaar garowday mar horaba,waana haysaa xogta awooda Iran ee falcelinta.

    Reer Galbeedku,waxay heegan ku yihiin Hawada Israa’iil si ay ugarab siiyaan hadii ay ku filnaan waydo difaaca.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.