Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay Ee Markabka Hubka?
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay Ee Markabka Hubka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hubkii tirintiisii Xalay,ayaa lasoo gabagabeeyay.

    Gaadiidka saaran,waa 16 gudahooda lagu soo raray Hub yar yar oo fara badan.

    Sidoo kale 6-Kontaynar oo ay ka buuxaan Hub kala duwan,ayaa saaran.

    Dowlada Turkigu ilaa iyo hada cadayn buuxda lama imaan oo ay ku sheeganayso Hubka mana jiro xiriir danbe oo laga helay Safaaradooda.

    Wuxuu kusii siqayaa Hubkan mid PL ay si dhamaystiran uyeelan doonto oo aan looga daba imaan doonin.

    Wararka la helayo ee ugu danbeeyay,waa warar sii xoojinaya in uu ahaa Suuq Madow oo Turkigu ufududeeyay Ganacsato Xasan u shaqeeya.

    Dajinta,ayaa bilaaban doonta marka tirintan lasoo Afmeero si kama danbays ah.

    PL,waxay garab uga haysataa la wareegida Hubkan Maraykanka iyo reer Yurub oo u arka Gacan aamin ah oo masuul ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.