Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Maxay tahay sababta Xasan Shiikh uga guulaysan waayay Jubaland?
    Somalia

    Faallo:-Maxay tahay sababta Xasan Shiikh uga guulaysan waayay Jubaland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 22, 2025Updated:July 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhowr sabab dartood kooxda Xasan Shiikh marnaba deegaanada Jubaland xoog iyo dagaal kuma hanan karaan.

    1- Dadka ay adeegsanayaan wasiiro ilaa taliyayaal dartood.

    2- Bulshada gobalka oo Xasan Sheikh wax rabitaan ah u hayn.

    3-Labada dowladood ee xaduudka gobalka la leh (Ethiopia & Kenya) oo qorshaha kooxda Xamar aan taageerayn.

    4- Maxamud Sayid oo gobalka saldhigtay lehna siyaasad qabow oo bilaa xasarad ah, fudayd iyo isbadbadal badana lahayn, xiriir qoto dheerna dowladaha dariska ah la leh iyo waayo aragnimadiisa siyaasadeed waxay caqabad ku tahay qorshaha kooxda Xamar.

    Ugu danbayn dagaal natiijadiisu muuqato yaan deegaanka lagalin ee nabada halaga wada shaqeeyo insha Allah.

    WQ.Sayid Abdul.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.