Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maxay ka dhigan tahay Warqada Xasan ku sheegtay Hubka?
    Puntland

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay Warqada Xasan ku sheegtay Hubka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 23, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warqada Xasan soo saaray kama duwana tii lasoo saaray markii Hubkii Sharcidarada ahaa ee reer Caabudiwaaq ka hor tageen.

    Sidoo kale macno weyn oo ay leedahay majirto oo ka duwan Warqadaha Maalin walba Xasan soo saaro.

    Si dhab ah,ayaa loogu wareeriyaa iswaafajinta Warka Warqadan ku qoran ee isagu iska daba hor imaanaya.

    Muhiimadu,waa….

    1. In PL heshay sharciyad ay kula wareegto Hubka oo ah.. (Hubkan,waxaa loogu talagalay xasilinta amniga Somaliya oo PL ay ku jirto).
    2. In xantii ahayd Turki,ayaa leh meesha ka baxday.
    3. In Ganacsatada Hubka ee Bakaaraha oo AS la Ganacsada ay leeyihiin.
    1. Marinada Badeedka Villa Somaliya wax umaraan,waxaa iska leh Puntland
    2. Ganacsiga Somaliya 90% Dekadaha Imaaraatka,ayuu Soomaraa xisaabta Halayska saxo intaan la deg-degin.
    3. Villa Somaliya,waxaa hadalku ufurnaa markii Fiqi la waydiiyay.

    Isku soo wada duuboo Hubka Markabka saaran saaka waa in laga Dajiyaa mar hadii Mooryaantii Suuqa Madow sheegatay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.