Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Degmada Maxaas oo Alshabaab ay la wareegtay
    Somalia

    Degmada Maxaas oo Alshabaab ay la wareegtay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan,waxaa la wareegay Alshabaab,kadib dagaal aad culus oo saacado badan socday oo ka dhacay halkaas.

    Ciidamada DFS iyo Macawisleyda,ayaa iskaga cararay markii awood loo sheegtay.

    Maleeshiyada AS,ayaa gudaha usoo galay Magaalada.

    Maxaas,waa Degmo muhiim ah,waxaase la yaab leh in Hiiraan ay joogaan Ciidamo Jabutiyaan ah,isla markaana qabsashadeeda ay kusoo beegantay Xasan Shiikh oo jooga Jabuti.

    Waxaa kaloo iswaydiin mudan Ciidamada Xasan kusoo daabulayo Gobolka Gedo muu ku difaaco Maxaas?

    Sidoo kale Saxaafada Xamar ee PL iyo Deni ku mashquulsan may awoodooda Saxaafadeed galiyaan difaacashada Deegaamadooda?

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.