Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Golaha wakiilada Puntland oo meel mariyay wax ka badalka Xeerka argagixisada
    Puntland

    Golaha wakiilada Puntland oo meel mariyay wax ka badalka Xeerka argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe, 27 Luulyo 2025: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Hon Cabdirisak Axmed Siciid oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Hon Maxamed Maxamud Isse,ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 23-aad ee Kalfadhiga 56-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

    Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku sii wadista ka shaqeynta wax-ka-bedelka π‘Ώπ’†π’†π’“π’Œπ’‚ 𝑳𝒂-π’…π’‚π’ˆπ’‚π’‚π’π’π’‚π’π’Œπ’‚ π‘¨π’“π’ˆπ’‚π’ˆπ’Šπ’™π’Šπ’”π’‚π’…π’‚ 𝒆𝒆 𝑷𝒖𝒏𝒕𝒍𝒂𝒏𝒅.

    Ugu horrayn, Goluhu wuxuu guda galay qodob-qodob uga doodista, wax-ka-bedelka iyo kaabista Xeerkan.

    Ugu danbayn , Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, waxay maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta wax-ka bedelka Xeerka la-dagaallanka Argagixisada
    ee Puntland, 𝑾𝒂𝒙𝒂𝒂 π‘Άπ’ˆπ’ˆπ’π’ π’–π’ˆπ’– π’„π’π’…π’†π’†π’šπ’‚π’š 32 π’Žπ’–π’…π’‚π’π’†, cid diiday ma jirtin, halka ay ka aamuseen 2 mudane.

    DHAMMAAD –

    Wixii faah-faahin ah kala xiriir:
    Xafiiska Warfaafinta iyo Wacyigelinta Golaha Wakiillada Dowladda Puntland
    Ibrahim Mohamud Yusuf
    πŸ“§ directorofmedia@parliament.pl.so
    🌐 https://puntlandparliament.com
    πŸ“²: https://www.tiktok.com/@parliamentofpl
    πŸ“ Garowe, Puntland, Somalia

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.