Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Isfahan laga gaaray qabashada Shirka horumarinta Mudug
    Puntland

    Isfahan laga gaaray qabashada Shirka horumarinta Mudug

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 30, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka horumarinta Gobolka Mudug,waxaa lagua gaaray isfahan qabashadiisa,waxaana lagu heshiiyay…..

    1.Gudi 11 Qof ah oo uu Shir Gudoon uyahay Duqa Magaalada in uu qabto Shirka.

    2.Gudi Marjac ah oo go’aanka ugu danbeeya leh oo Wasiiradu hormuud uyihiin.

    3.Bisha 31- keeda in la qabto.

    1. In shir jaraa’id ay wada qabtaan Dowlada,Gudiga iyo Ragga soogalootiga ah.
    2. In aan la dhisi karin Gudi horumarin oo cusub oo kaliya Gudiga la aqoonsan yahay uu yahay kan Duqa Magaaladu magacaabay.
    3. In kaliya laga hadlo baahiyaha Degmada Galkacyo.

    Is afagarad,wuxuu yimid kadib markii mudo 5- maalmood ah uu jiray Ismari waa ku aadan qabashada Shirka,iyadoo Dowladu ku adkaysatay in aan la qabin karin Shir horumarineed oo aysan iyadu Gudoominayn.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.