Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faall:-Khudbadii Mw Deni ee Sanadguurada 27- Aad.
    Puntland

    Faall:-Khudbadii Mw Deni ee Sanadguurada 27- Aad.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 31, 2025Updated:July 31, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Khudbadii ugu qiimo badnayd Sanadkan,ayuu Mw Deni jeediyay….

    1. Waa yasay Sool Bari.
    2. Dadka reer PL,wuxuu u iftiinshay Rajo.
    3. Dadweynaha Somaliyed ee qalbi jabka ka qaaday hogaaminta Xasan Shiikh,laabtuu uqaboojiyay.

    4.Colaadaha,kala qaybinta iyo burburinta nidaamka ee Xasan Shiikh ka abaabulayo qaybo badan oo Wadanka ah,waa dul istaagay.

    5.Dagaalka argagixisada ee guud ahaan Somaliya,waa xoojiyay markale.

    6.Qurba joogta PL,waa bogaadiyay,waana dhiirigeliyay.

    1. Shacabka PL,waa uga mahadceliyay garab istaagooda iyo midnimada ay muujiyaan xiliyada adag.

    8.Ciidamada PL ee geesiyaasha ahna,waa dhiirigeliyay,wuxuuna udiray fariin ah in kuwa difaaca mudada ku jiray lasoo badalayo oo ay Xaasaskooda la nasan doonaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.