Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shaqaalaha DFS oo aan qaadan Mushahaar Bishan
    Somalia

    Shaqaalaha DFS oo aan qaadan Mushahaar Bishan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Inta badan Shaqaalaha iyo Ciidanka DFS,Mushahaar ma qaadan ilaa Maanta oo Bishu tahay 5/8/25,iyadoo la qaadan jiray Bil walba 26-ka ilaa 28-ka.

    Ciidanka Madaxtooyada iyo Xildhibaanada oo keliya.ayaa qaatay Mushahaarka.

    Lacagtii Musahaaraadka,waxaa loo isticmaalay qaska laga wado Laaska iyo Beledxaawo.

    Dhaqamada Xasan Shiikh,waxaa ka mid ah marka mudo xileedkiisu soo dhow yahay,wuxuu lunsadaa Musahaaraadka,iyadoo xilligiisii hore uu la tagay 7-Bilood oo Mushaaraad ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.