Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Itoobiya oo dhabarka ka jabisay Xasan Shiikh
    Somalia

    Faallo:-Itoobiya oo dhabarka ka jabisay Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markuu utagay Abiy,wuxuu ka codsaday in ay Itoobiya ku wareejiso Gobolka Gedo,isla markaana ay la rido Maamulka Axmed Madoobe ee JL.

    Abiy markii hore,wuxuu ku yiri”Anagu ma burburinayno JL oo Xuduudka amnigiisu,waa noo muhiim”.

    Balse wada hadal dheer oo dhexmaray kadib,waxaa la hor dhigay Xasan Shiikh in uu ka saaro Dowladiisa Raga Masar oo ugu horeeyo Xamse Laba Todobaad gudahood,waana soo aqbalay.

    Dhacdadii Doolow,waxaa lagu yiri ” Gudi,ayaan usaaraynaa dhacdada baara”.

    Markuu soo tagay,ayaa Cali Balcad oo ku haray lagu yiri..” Iska tag,Odaygaan iska diraynay Gudi ma Magacaabayno”.

    Intaas kadib,waxaa Saraakiil Ciidan loosooo diray Beledxaawo si ay digniin kama danbays ah ugu geeyaan Janan iyo Ciidankiisa.

    Itoobiya,waxay xaqiiqsatay in Xasan maaweelinayo oo Gedo usoo wado Masaari,waxayna go’aansatay in ay JL si dhamaystiran ugarab istaagto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.