Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video+Sawiro:-Warar kala gedisan oo kasoo baxaya Madaxweyne farmaajo iyo saldhiga Milatari ee Berbera
    Somalia

    Video+Sawiro:-Warar kala gedisan oo kasoo baxaya Madaxweyne farmaajo iyo saldhiga Milatari ee Berbera

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 27, 20171 Comment2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Farmaajo waxaa uu kasoo horjeestay saldhiga militery ee Imaaraat-ku ka sameysanayo Berbera, waxaa uu arrintan kala hadlay Sacuudiga , gaar ahaan kulan uu la qaatay Amiir Maxamed Bin Salmaan Bin Cabdicasis oo ah kuxigeenka ninka sugaya dhaxalka boqortooyada Sacuudiga iyadoo uu kulanka joogay wasiirka arrimaha dibada Caadil Axmed,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/cR7OkmEelH8

     

     

    Dhanka kale waxaa iyaguna soo baxaya wararka kale oo sheegaya in Madaxweyne Farmaajo iyo wafti ka socda Somaliland ay ku kulmeen Sacuudiga,isla markaana si wada jir ah u wada saxiixeen Saldhigaas Milatari ee Imaaraadku qorshaynayo in uu ka dhisto Berbera.

    Waftiga Somaliland iyo Madaxweyne farmaajo ayaa xoguhu sheegayaan in ay si wada jir ah uwada Cumraysteen.

    Wararku waxay intaa ku darayaan in socdaalka iyo casuumada loo fidiyay Madaxweyne farmaajo ee Boqortooyada Sacuudiga ayba ku salaysnayd sidii farmaajo looga saxixii laha saldhigaas oo markii hore xoogaa dhaga adayg ah laga dareemay.

    Saldhiga Milatari ee Berbera la qorshaynayo in laga dhiso ayaa ujeedka laga leeyahay waxa xogo hoose sheegayaan in ay tahay sidii dawladaha Khaliijka Carabta ay uga dhigan lahaayeen saldhig ay ka weeraraan Xuutiyiinta Yemen ,ugu danbayna uu noqon lahaa saldhig milatari oo loo isticmaalo weerar lagu qaado IRAN hadii loo baahdo.

    Sida wararku xaqiijinayaan waxaa Saldhigaas qorshihiisa  wax ka og Dawlada Maraykanka.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.