Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa
    Puntland

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 22, 2025Updated:November 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Trump,ayaa laalay sharcigii kmg ahaa (TPS) oo ka hortagayay in la tarxiilo Somalida soogalootiga ah ee ku nool Gobolka Minnesota,taasoo u gogol xaaraysa in si fudud loo masaafurin karo Somalida.

    “Kooxo Somali ah,ayaa argagax ka wada Gobolkaas, waxaana la sheegay in Bilyan dollar ay maqan yihiin dib ugu celiya halkii ay ka yimaadeen.”

    “President Trump revoked deportation protections for Somali immigrants in Minnesota, saying in a post, “Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It’s OVER!”

    Amarkan,ayaa saamayn xun ku yeelan doona Somalida oo ay ka joogto Minisota dad badan oo sharcidaro kusoo galay Maraykanka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.