Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka hadashay hakintii barnaamijka TPS
    Somalia

    Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka hadashay hakintii barnaamijka TPS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaan Ilhaan Cumar,ayaa sheegtay in iyada iyo Soomaalida ku nool Maraykanka ay yihiin muwaadiniin sharciyaysan, isla markaana ay muddo dheer halkaa joogayaan.

    “Anigu waxaan ahay muwaadinad, inta badan Soomaalida Maraykankana waa muwaadiniin. Anagu halkan ayaan joogaynay, waligeedna waan joogayn doonaa,” ayay tiri.

    Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump,ayaa ku dhawaaqay in uu hakiyey barnaamijka TPS (Temporary Protected Status), oo horey uga faa’iidaysan jireen qaar ka mid ah Soomaalida dhawaan gashay dalkaas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Firxad argagixiso oo isku soo dhiibay Ciidamada Puntland

    November 22, 2025

    Abaaraha daran Ee Puntland ka jira oo laga shiray

    November 22, 2025

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025
    Latest Posts

    Firxad argagixiso oo isku soo dhiibay Ciidamada Puntland

    Abaaraha daran Ee Puntland ka jira oo laga shiray

    Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka hadashay hakintii barnaamijka TPS

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.