Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland maka faa’idaysan doontaa Saabiriina Dhowre
    Puntland

    Puntland maka faa’idaysan doontaa Saabiriina Dhowre

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Saabirina Dhowre iyo Ururkeeda Global Citizen Now,ayaa qayb ka ah abaabulka in Koronto loo helo Bulshada Afrika.

    Ugu danbayn,waxay ku guulaysteen in Yurub ay ku deeqdo Lacag gaaraysa €15 Bilyan oo 600-Milyan oo Qof lagu gaarsiinayo Koronto laga dhaliyo Qoraxda iyo Dabaysha oo jaban.

    SaabIriina,waxay wareysatay reysalwasaaraha Ireland oo dalkiisu uu ku xeeldheer yahay adeegsiga tamar ka dhalinta Dabeysha iyo Qoraxda.

    Puntland fursad weyn,ayaa ugu jirta oo waana in ay Saabiriina ku casuntaa Garowe.

    Puntland in ay wax ka hesho mashruuca koronto ka dhalinta Dabeysha iyo Qoraxda,waa muhiim.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maqnaanshaha Trump oo macno tirtay Shirkii G-20

    November 22, 2025

    Madaxii GPS-yada Daacush oo Gacanta lagu dhigay

    November 22, 2025

    Tiro kale oo argagixisada ah oo lagu dilay duqayn Cirka ah

    November 22, 2025
    Latest Posts

    Puntland maka faa’idaysan doontaa Saabiriina Dhowre

    Maqnaanshaha Trump oo macno tirtay Shirkii G-20

    Madaxii GPS-yada Daacush oo Gacanta lagu dhigay

    Tiro kale oo argagixisada ah oo lagu dilay duqayn Cirka ah

    Firxad argagixiso oo isku soo dhiibay Ciidamada Puntland

    Abaaraha daran Ee Puntland ka jira oo laga shiray

    Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka hadashay hakintii barnaamijka TPS

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.