Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxkamada Racfaanka Galkacyo oo dil ku xukuntay Haweenaydii dishay Saabiriin.
    Puntland

    Maxkamada Racfaanka Galkacyo oo dil ku xukuntay Haweenaydii dishay Saabiriin.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamadda Darajada 1-Aad ee Degmada Gaallkacyo Gobolka Mudug,ayaa Dil toogasho ku xukuntay Hodan Maxamuud oo lagu helay dilka AUN Marxuumad Saabiriin Saylaan.

    Sidoo kale Cabdicasiis Nuur Xaashi oo ahaa Saygeeda,ayaa lagu xukumay Hal sano xarig ah yo ganaax Lacageed oo dhan $500.

    Racfaan,ayaa ka furan gaaraya 31-casho,hadii Racfaan laga qaadan waayana,waxaa la fulinayaa xukunka dhacay.

    Dacwadan oo xasaasi ahayd oo si weyn bulshadu usugaysay,ayaa markii lagu dhawaaqay,waxaa isqabsaday Hoolka iyo banaanka Maxkamada Sacab iyo Mashxarad.

    Garsoorka iyo Booliska Mudug,ayaa si weyn loogu amaanay sida hugan ee ay kiiskan gacanta ugu qabteen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.