Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»24-kii saac Ee udanbeeyay oo xubno argagixiso ah isku soo dhiibeen Ciidamada PL
    Puntland

    24-kii saac Ee udanbeeyay oo xubno argagixiso ah isku soo dhiibeen Ciidamada PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    24-kii Saac ee lasoo dhaafay,waxaa Ciidamada Puntland isku soo dhiibay darsin ka mid ah xubnaha argagixisada oo iskugu jira Somali iyo Ajaanib……

    1.Waxaa isa soo dhiibay Laba xubnood oo argagixisada Somalida ah.

    2.Waxaa isa soo dhiibay Nin Ajaanib ah oo kasoo jeeda Morocco oo ahaa Madaxii GPS-yada.

    3.Waxaa isa soo dhiibay Madaxii Saadka argagixisada oo Somaliya.

    4.Waxaa isa soo dhiibay Caawa xubin kale oo argagixisada ah.

    Firxadka argagixisada,waa habqan,waxaana Godod kooban ku dhuumaalaysanaya xubno dhaawac ah iyo Haween.

    Haweenka ku jira argagixisada,waxaa lagu qiyaasay 90 ay Somalidu ka tahay 15,waxayna kasooo kala jeedaan Itoobiyaan iyo Tansaaniyaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    October 14, 2026

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    October 13, 2026

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    October 12, 2026
    Latest Posts

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro

    Nin Dil iyo dhaawac ka geystay Suuqa Garoowe oo gacanta lagu dhigay

    SANAAG: Puntland oo go’aano Amni kasoo saartay Badhan, kaddib baaqii Suldaan Siciid

    Sagal Cabdi-Wali oo loo doortay Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka UK

    Gollaha Wasiirada Puntland oo 3 arrimood ka wada-hadlay

    XOG: Xassan Shiikh oo diyaariyay weerar ka dhan ah Shariif iyo Kheyre

    Itoobiya oo ku eedeeysay Xassan Shiikh ‘in uu khiyaamay’










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.