Goobaha Ciidamada Maraykanku ka hawlgaleen,waxay kala yihiin…..
1.Ceelka Bakuuje ee Toga Mareero.
2.Toga Maraagade oo udhaxeeya Toga Baalade iyo Mareero.
3.Toga Baalade Aaga Carabi.
Warar kale oo dheeraad ah oo laga helayo hawlaglka dhacay,waxay sheegayaan in Sagaal xubnood oo argagixisada ah ay qaateen Maydkooda Ciidamada Maraykanka.
Kadib kulanka PL iyo Maraykanka ee qorshaysan Bishan dhamaadkeeda,ayaa la qaadi doonaa weeraro xoog badan oo si xiriira usocon doona mudo Laba Todobaad ah.
Hawlgalka Wajigiisa gabagabada ah,ayuu Maraykanku ka qaadanayaa door ka weyn kii hore.
