Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Folkaano xoog badan oo ka qaraxday Deegaanka Canfarta Itoobiya
    Somalia

    Folkaano xoog badan oo ka qaraxday Deegaanka Canfarta Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gobolka Canfarta waxaa qaraxday Folkaano soo socotay in ka badan 12kun oo sanadood.

    Qaraxeedu wuxuu abuuray Daruuro Qiic ah oo jooggoodu gaarayo illaa Sagaal Mayl.

    Sidoo kale firirkii qaraxaasi iyo qiicii ka baxay,wuxuu dhaafay dalalka Yemen, Cumaan, Pakistan illaa uu gaaray Hindiya.

    Qaraxa Folkaanadan,ayaa sababay in duulimaadyadii qaar ay istaagaan oo la hakiyo.

    Buurtan ay ka qaraxday Folkaanada,waxay ku taal waa halka ay ku kulmaan Saddexda Saxan ee ay ku fadhiyaan Africa iyo khaliijka.

    1.Saxanka Nuubiya(Nubian/African plate).

    2. Saxanka Somalida (The Somali Plate).

    3.Saxanka Carabta (Arabian Plate).

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Ciidamada Maraykanka oo hawlgallo ka fuliyay gudaha Puntland

    November 25, 2025

    Madaxweyne xigeenka Galmudug iyo M.xigeenka Zambia oo kulmay

    November 25, 2025

    Shil sababay Geerida Laba ruux oo ka dhacay gudaha Magaalada Garowe

    November 25, 2025
    Latest Posts

    Folkaano xoog badan oo ka qaraxday Deegaanka Canfarta Itoobiya

    Ciidamada Maraykanka oo hawlgallo ka fuliyay gudaha Puntland

    Madaxweyne xigeenka Galmudug iyo M.xigeenka Zambia oo kulmay

    Shil sababay Geerida Laba ruux oo ka dhacay gudaha Magaalada Garowe

    24-kii saac Ee udanbeeyay oo xubno argagixiso ah isku soo dhiibeen Ciidamada PL

    Maxkamada Racfaanka Galkacyo oo dil ku xukuntay Haweenaydii dishay Saabiriin.

    Constitutional, Practical, and Legitimacy Challenges of Somalia’s National Identification Authority (NIRA)

    Puntland oo xal uraadinaysa Bacaadka Xeebaheeda khatarta ku ah

    Dhagaysiga Garmaqalka Labaad Marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdulle oo la asteeyay

    Puntland maka faa’idaysan doontaa Saabiriina Dhowre

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.