Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump oo taageeray Askarigii toogtay gabadhii Minnesota
    Somalia

    Trump oo taageeray Askarigii toogtay gabadhii Minnesota

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 8, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuu daawaday muuqaal laga duubay toogashada haweeneydii Minnesota ay ku toogteen askarta ICE, isagoo ku tilmaamay muuqaal daawashadiisa “laga argagaxo”.

    Qoraal uu soo dhigay bartiisa Truth Social, wuxuu sii raaciyay in haweeneyda la toogtay ay ahayd “mid jahwareersan, oo iska caabinaysa, Sarkaal ICE, kaas oo uu sheegay inuu u muuqay mid si toos ah isu difaacaya”.

    Fiidiyowyo kala duwan oo laga duubay dhacdadan ayaa ku baahay baraha bulshada, waxaana aan ilaa hadda caddayn heerka gaaray in askariga toogto haweeneydaas.

    “Arrintan si dhamestiran ayaa loo baarayaa, laakiin sababta ay dhacdooyinkan u dhacayaan ayaa ah, in ururada xagjirka ah ay hanjabayaan, isla markaana ay bartilmaameedsanayaan saraakiisha iyo wakiilada ICE maalin kasta,” ayuu Trump intaa raaciyay.

    Wuxuu sidoo kale ugu baaqay dadka Mareykanka inay ciidanka ka difaacaan “dhaqdhaqaaqan xagjirka ee rabshadaha iyo nacaybka”.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.