Shirkii Golaha mustaqbalka Somaliyed ee Nayrobi ka furmi lahaa Maanta,waxaa loo baajiyay weerarka argagixisadu kusoo qaaday Kudhaa JL.
Weerar gaadmo ah ayay kusoo qaadeen Kudhaa xilli aysan feejignayn Ciidamada JL ee halkaas joogay.
JL,waxay kusii jeeday hawlgalka ka socda dhanka Jilib ee lagu gaaray Buundada Jilib.
Balse Ciidamada JL si fiican ayay iskaga difaaceen oo uga saareen argagixisadii dhuumashada kusoo gashay Kudhaa.
Gaadiid iyo Saad badan,ayaa qaybna laga gubay qaybna laga qabsaday,waxaana xataa laga daba tagay dhaawacoodii.
Jab weyn,ayaa la gaarsiiyay argagixisada Maanta.

