Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xog:-Dowlada Puntland iyo waxqabadkeeda Gobolka Mudug
    Puntland

    Xog:-Dowlada Puntland iyo waxqabadkeeda Gobolka Mudug

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 15, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Iskuulka Bardacad iyo kan Ummada,waxaa loo hayaa Mashruuc lagu dhisayo oo waxay la socdaan mashruuca hada socda ee lagu dhisayo Gudoonka Waxbarashada Gobolka Mudug.

    Qiimayntii Lacagta ku baxaysa dhismaha Labada Iskuul,waa la sameeyay,waxaana dhismahooda la bilaabayaa markuu soo dhamaado dhismaha Gudoonka Waxbarashada.

    Sidoo kale Biyo saarida Magaalada Galkacyo,waxaa lagu qiimeeyay $3-Milyan,waxaana Dowlada lagu qoray $1-Milyan in ay bixiso,waana keentay oo ku shubtay Akoonka.

    Gudiga horumarinta ee uxilsaaran diyaarinta dhaqaalahan,ayaa laga rabaa $ 2-Milyan ee harsan,waxaana ilaa iyo hada ururiyeen $250- kun.

    Mudug?

    1.Waxaa gabagaba maraya dhismaha Laamiga Galkacyo- Bacaadweyn oo Dowladu bixisay Lacagta ku baxday.

    2.Waxaa la dhisay xarumihii Booliska oo waxaa tababar loo qaaday Ciidankii,iyadoo Ciidan tababar kasoo baxay lagu soo badalay.

    3.Waxaa la dhisay Xaruntii W.Maaliyada.

    4.Waxaa la bilaabay dhismaha Xarunta Garsoorka.

    5.Waxaa garoonkii diyaaradaha la siiyay ganacsato maalgashanaysa Sanadgudihiis.

    6.Waxaa soo laabtay kalsoonidii shacabka,maalgashigii iyo aaminadii amniga Gobolka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Deni iyo Axmed oo aqbalay ku Sheridan Villa Somaliya

    February 18, 2026

    Maxay tahay sababta shaqo joojinta loogu sameeyay Wasiirkii qorshaynta PL?

    February 15, 2026

    Faallo:-Itoobiya haday Bad hesho Gaajada iyo dib udhaca maka baxaysaa?

    February 15, 2026
    Latest Posts

    Deni iyo Axmed oo aqbalay ku Sheridan Villa Somaliya

    Maxay tahay sababta shaqo joojinta loogu sameeyay Wasiirkii qorshaynta PL?

    Faallo:-Itoobiya haday Bad hesho Gaajada iyo dib udhaca maka baxaysaa?

    Xog:-Maxaan kala soconaa hawlgalka shidaal qodista Turkiga Ee Somaliya?

    Xog:-Dowlada Puntland iyo waxqabadkeeda Gobolka Mudug

    Türkiye’s President Erdoğan to visit UAE,Ethiopia next week

    Wareegii Labaad Ee wada xaajoodka Iran iyo Maraykanka oo bilaabanaya

    Secretary of State Marco Rubio just gave one BEST speeches EVER in front of a European leaders.

    Rubio oo jeediyay khudbad gilgishay quluubta Reer Yurub

    Maxaa ka hirgalay qorshihii Puntland utagtay Xamar?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.