Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka iyo Iran oo ay ubadan tahay in heshiiyaan
    Puntland

    Maraykanka iyo Iran oo ay ubadan tahay in heshiiyaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 16, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Trump,wuxuu ku dhow yahay waxa uu ka rabo Wadaadada Iran in uu ku gaaro cadaadiska Milleteri iyo kan diblomaasi.

    Wadaadadu,waxay aqbaleen qodobo muhiim ah oo Maraykanku watay,iyagoo dhankooda ku badalanaya arimo muhiim u ah iyaga.

    In lays fahmo,ayay dani ugu jirtaa Labada dhinac,waxaana Wadaadada uwanaagsan in ay la Sxbaan Maraykanka halkii ay cadow ka dhigan lahaayeen,waxayna helayaan…….

    1. In laga qaado cunaqabataynta oo loo fasaxo Lacagta faraha badan ee laga hayo.
    2. In ay Wadankooda dib udhistaan oo sida Turkiga noqdaan Dal ku tartama kobaca dhaqaalaha iyo ganacsiga.
    3. In caalamku ula macmiilo si caadiya.

    Haday sii wadaan sharaysiga Maraykanka,waxay ku danbaynayaan burbur,sababtoo ah,waxay Wadamada caalamku ku dadaalaan in aysan Maraykan cadow iyo Sxb rasmi ah midna ka dhigan oo kaliya sharkiisa ay ka badbaadaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo xayiray Saliidii Iran Ee Shiinaha aadaysay

    April 16, 2026

    Faallo:-Saamaynta Shiinaha Ee Soomaaliya

    April 16, 2026

    In ka badan Boqol Xildhibaan iyo Seneter Oo soo saaray Baaq

    April 16, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka iyo Iran oo ay ubadan tahay in heshiiyaan

    Maraykanka oo xayiray Saliidii Iran Ee Shiinaha aadaysay

    Faallo:-Saamaynta Shiinaha Ee Soomaaliya

    In ka badan Boqol Xildhibaan iyo Seneter Oo soo saaray Baaq

    Puntland oo Xasan Shiikh ugu baaqday in uu qabto Shir Deg-deg ah

    Trump oo Xabad joojin dhexdhigay Israa’iil iyo Lumnaan

    Somaliland rejects Somalia’s claims over its diplomatic engagement with Israel

    Dowlada Israa’iil oo Safiir usoo dirsatay Somaliland

    Beesha caalamka oo udigtay Maamulka Xasan Shiikh

    Maraykanka oo xiray Marinka Hurmus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.