Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo magacaabay Maxkamada Sare iyo Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus.
    Puntland

    Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo magacaabay Maxkamada Sare iyo Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 18, 2026No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo magacaabay Maxkamada Sare iyo Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus.

    Qodobka 1-aad
    (Dhismaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada)

    Waxaa xubnaha hoos ku xusan loo magacaabay Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus

    1. G/Sare Maxamed Cabdiqaadir Xasan Guddomiyaha Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland.
    2. G/Sare Maxamed Faarax Maxamed Guddoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
    3. Dhamme Abshir Cabdi Jaamac Garsoore Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
    4. Dhamme Cabdiqafaar Cabdirashiid Maxamuud Garsoore Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
    5. Dhamme Maxamed Siciid Cali (Oday) Garsoore Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
    6. Dhamme Cabdiqani Daahir Jaamac Garsoore Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
    7. G/le Jaamac Xirsi Faarax Xeerilaaliyaha Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
    8. L/X/le Maxamed Axmed Maxamed Kaaliye Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland

    Qodobka 2-aad

    (Dhismaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada)

    Waxaa xubnaha hoos ku xusan loo magacaabay Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland

    1. G/Dhexe Cabdixakiin Maxamed Siciid Guddomiyaha Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Debiyada Culus ee Dowladda Puntland
    2. G/le Jaaamc Siciid Maxamed Garsoore Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
    3. Dhamme Cabdifataax Cabdi Daahir Garsoore Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
    4. Dhamme Maxamed Cabdiraxmaan Yuusuf Garsoore Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
    5. Dhamme Cabdirisaaq Siciid Cumar Garsoore Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
    6. G/Dhexe Maxamed Xuseen Axmed Xeerilaaliyaha Maxkamada Darajada 1-aad d ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
    7. L/X/le Faadumo Cabdulaahi Yuusuf Kaaliye Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland
    8. L/X/le Mukhtaar Cali Xuseen Kaaliye Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    September 2, 2026

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    September 2, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    September 2, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Madaxweyne Deni oo magacaabaya Agaasimayaal Guud

    Madaxweyne Cirro oo booqanaya Mareykanka & dadaalka uu wado Xassan Shiikh

    Puntland is a territory the U.S. has specifically earmarked with in Somalia.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.