Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Xasan Shiikh oo xaqiiqda iska indho tiraya.!!
    Puntland

    Faallo:-Xasan Shiikh oo xaqiiqda iska indho tiraya.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 25, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliya,waa Dal ku dhisan nidaamka Fadaraalka ah oo Dowladnimadiisu ay tahay Laba heer oo kala ah….

    1.Dowlada Qaran (Dowlada Dhexe).
    2.Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Qaran ama Dhexe.

    DG-yada,waa awooda muuqata ee rasmiga ah oo waxay Gacanta ku hayaan Dhulkii,Dadkii iyo Dhaqaalihii.

    Dowlada Dhexe,waa astaan utaagan Qaranimada oo ay dhisteen DG-yada isku tagay,waxayna leedahay awoodo la yaqaan oo kooban.

    Waxa ugu weyn Dowlada Dhexe ee Somaliya ay haysato ama ay ku taagan tahay,waa aqoonsiga caalamiga ah,sababtoo ah maleh….

    1.Awood Ciidan.
    2.Awood Dhaqaale.
    3.Awood Dhul.
    4.Awood Dad.

    Aqoonsiga caalamiga ah,wuxuu ku yimaadaa mudo xileed ay isla ogol yihiin DG-yada isku tagay,taasoo hadii la waayana ay luminayso aqoonsigii caalamka.

    Xasan,wuxuu iska Indho tirayaa mudo xileedka dhamaanayaa oo wuxuu udhaqmayaa in uusan Sharciyadaba luminayn abid,waase ilowsan yahay xataa haduu Xamar haysto in uusan Somaliya haysan ee Xaafad reerkiisu ubadan yahay uu joogo.

    ( 15-May yaysan ku sheegin).

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo xiray Marinka Hurmus

    April 13, 2026

    Faallo:-Hadii la waayo Qaran loo siman yahay in lakala tago ayay ugu badisaa Puntland

    April 12, 2026

    Xogta rasmiga ah Ee shidaal qodista Somaliya Ee Turkiga

    April 12, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo xiray Marinka Hurmus

    US Central Command to begin maritime blockade on #Iranian ports following President Trump’s warning

    Faallo:-Hadii la waayo Qaran loo siman yahay in lakala tago ayay ugu badisaa Puntland

    Xogta rasmiga ah Ee shidaal qodista Somaliya Ee Turkiga

    Faallo:-Somalidu ma leeyihiin Ciidan Qaran?

    Wadahadaladii Maraykanka iyo Wadaadada Iran oo fashilmay

    Maraykanka iyo Wadaada Iran oo wada hadal uga furmay Pakistaan

    A Partnership Worth QuestioningSomalia Must Rebalance Its Relationship With Türkiye

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.