Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump oo ku dhawaaqay in Ciidamada Maraykanku bilaabeen dagaalkii Iran
    Somalia

    Trump oo ku dhawaaqay in Ciidamada Maraykanku bilaabeen dagaalkii Iran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 28, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Trump,ayaa ku dhawaaqay in Ciidamada Maraykanka waxyar ka hor ay bilaabeen dagaal ka dhan ah Iran oo ay ku difaacayaan amniga muwaadiniinta,danaha Maraykanka iyo xulafadooda.

    “Nidaam khatar kusoo ahaa danaha Maraykanka ee Gobolka 47-sano in meesha laga saarayo,ayaa Trump hadalkiisa xigmadiisu kusoo ururaysaa”.

    Si cad,ayuu Trump fariin ugu diray Shacabka iyo Ciidanka Iran in ay iska tuuraan Wadaada oo ay ka hor yimaadaan ayna bilaabaan Kacdoon isbadal keena.

    Markii si dhexdhexaad ah loo qiimeeyo oo laga fogaado nooc walba oo caadifad ah lagana duulo danaha istiraatijiyadeed ee wax lagu saleeyo Trump xisaabtu kama khaldana.

    Iran,waa quwad Gobolka Bariga dhexe ah oo khatar ku ah danaha isbahaysiga Maraykanka.

    Hawlgalkan lagu burburinayo Boqortooyada Shiicada caalamka,waxaa Maraykanka kula socda Muslimiinta Sunniga ah….

    1.Sacuudiga oo Geed fadhi ah.
    2.Imaaraad.
    3.Qatar.
    4.Cumaan.
    5.Baxrayn.
    6.Kuweyt.
    7.Masar.
    7.Turki.
    8.Urdun.

    Dhamaantood Wadamadan oo ka duulaya danahooda amni,siyaasadeed iyo dhaqaale ee Qaran,waxay danaynayaan Wadaada Iran oo meesha laga saaray.

    Ugu yaraan,waxay rabaan Iran oo noqota sida Turki Dal xasiloon oo Saliid leh oo Dimuqraadiya.

    Dagaalkan hadaysan Wadaadu aqbalin dalabka Maraykanka,wuxuu qaadan doonaa mudo dheer oo ugu danbayn ay ku jabi doonaan Wadaadu.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Iran oo weeraro ku ekaysiisay Wadamada Khaliijka Carbeed

    February 28, 2026

    Faahfaahin khasaaraha ka dhashay weerarada Iran Ee Imaaraadka

    February 28, 2026

    Maraykanka oo si rasmi ah ugu biiray dagaalka ka dhanka ah Iran

    February 28, 2026
    Latest Posts

    Iran oo weeraro ku ekaysiisay Wadamada Khaliijka Carbeed

    Faahfaahin khasaaraha ka dhashay weerarada Iran Ee Imaaraadka

    The Ministry of Defence (MoD) announced that the UAE today was subjected to a blatant attack

    Trump oo ku dhawaaqay in Ciidamada Maraykanku bilaabeen dagaalkii Iran

    Maraykanka oo si rasmi ah ugu biiray dagaalka ka dhanka ah Iran

    Dagaalkii Iran iyo Maraykanka-Israa’iil oo toos u bilowday

    Dagaal udhaxeeya Maraykanka iyo Iran oo qarka usaaran in uu bilowdo

    Khudbad macno leh,ayuu ujeediyay Madaxweyne Deni Shacabka Somaliyed.

    Warmurtiyeed kasoo baxay Shirweynaha Difaaca Dastuurka

    Faallo:-Wakaalada Biyaha Puntland oo dayac weyn ka jiro

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.