Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka-Israa’iil iyo Iran
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka-Israa’iil iyo Iran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 6, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    30 Markab oo kuwa dagaalka ah,ayaa Iran laga gubay 6-dii maalmood ee dagaalku socday.

    1300 oo iskugu jira Ciidan iyo shacab ayay ku wayday Iran dagaalka 6-da maalmood socda.

    Sidoo kale,waxay kuwayday khuburo Ciidan,Saynisyahano iyo Warshadihii soo saarayay Gantaalada.

    Israa’iil Maanta,waxay markale si xoog leh ugaraacday Hoygii hogaamiyihii Iran ee la dilay,waxaana weerarka ka qayb qaatay 50 diyaaradaha dagaalka iyagoo ku dhuftay 100 Bambooyin.

    Waxay kaloo si xoog leh ugaraacday Koonfurta Lubnaan oo uu ku jiro Taliska Xisbullaah.

    Iran dhankeeda,waxay Gantaal Balaastikada ah ku tuurtay Israa’iil,waxaana wararku sheegayaan in uu ku dhacay garoon diyaaradeed.

    Trump,wuxuu taagan yahay shuruud la’aan,waa in ay isdhiibtaa Iran oo talada udhiibtaa hogaamiye aan macquul ah oo aan la shaqayn karno.

    Sidoo kale Maraakiibta Ganacsi ee isticmaalaya Kanaalka Hormus,ayuu Trump uxaqiijiyay caymis dheeriya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Ma Daarood baa iska leh Dastuurka Fadaraalka Ee Somaliyed?

    March 6, 2026

    Beesha caalamka oo dhabarka ujeedisay waxkabadalka Dastuurka Ee Xasan

    March 6, 2026

    Aadan Madoobe oo cadeeyay ujeedadii loo badalay Dastuurka

    March 5, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Ma Daarood baa iska leh Dastuurka Fadaraalka Ee Somaliyed?

    Beesha caalamka oo dhabarka ujeedisay waxkabadalka Dastuurka Ee Xasan

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka-Israa’iil iyo Iran

    Aadan Madoobe oo cadeeyay ujeedadii loo badalay Dastuurka

    Xildhibaanadii ku xayirnaa Xamar oo Garowe soo gaaray

    Faallo:-Somaliya,waxay leedahay Dastuur rasmi ah oo haysta kalsoonida Somalida oo idil.

    Secretary-General Appoints Swanas Special Representative for the United Nations Organization StabilizationMission in the Democratic Republic of the Congo (MONUSCO)

    Faallo:-Dib U Eegista Dastuurka yaa awood uleh in ay fuliso?

    Puntland oo canbaaraysay Afduubka lagula kacay Lataliye ka tirsan Madaxtooyada PL

    Madaxweyne Trump oo si adag udhaleeceeyay Rw Uk

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.