Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Iran iyo xulufada?
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Iran iyo xulufada?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 8, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    1. Waxaa hawlgalka kusoo biiray Markabka G.W.Bush ee diyaaradaha xanbaara.
    2. Imaaraadku,wuxuu joojiyay dhamaan hantidii Iran ee Wadankiisa taalay.
    3. Sacuudiyiintu,waxay ka hor tageen Afar Drons oo ay soo tuureen Wadaada xagjiriinta ah.

    4.Garoonka diyaaradaha Dubai,waxaa kusoo dhacday Drons.

    5.Israa’iil,waxay garaacday 500 oo bartilmaameed oo Xisbullaah ah.

    6.Waxaa kaloo la garaacay Xaruntii Wadaadkii sare ee la dilay markale.

    1. Wadaadu,waxay Gantaalo kusoo rideen Talaabiib.
    2. Todobaadkii hawlgalku socday,waxaa la bartilmaameedsaday 3000 oo Goobood oo Wadaada muhiim u ahaa.

    9.Israa’iil,waxay ku wayday hawlgalka mudada Todobaadka ah 11-Qof.

    1. Maraykanku,wuxuu ku waayay hawlgalka mudada Todobaadka ah 6-Askari.

    Todobaadkii uu socday hawlgalka Drons-ka ay soo tuureen Wadaada xagjiriinta ah,ayaa kala ah…….

    1.Imaaraadka 1138

    1. Kuwayd 562.
      3.Baxrayn 166.
      4.Qatar 153.
      5.Israa’iil 131.
    2. Jordan 49.
      7.Sacudi Carabiya 19.
      8.Cumaan 8.
    3. Cyprus 5.

    90 % Drons-kan,waa laga hor tagay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.