Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Beesha caalamka oo udigtay Maamulka Xasan Shiikh
    Puntland

    Beesha caalamka oo udigtay Maamulka Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 15, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii Shalay dhexmaray Wasiirada Xasan Shiikh iyo Wakiilada BC,waxaa lagu waydiiyay Hal Qodob oo ahaa…..

    Maxaad haysaan qorshe?

    Waxay ku jawaabeen Wasiirada Xasan……

    “Anaga,waxaa wax nala leh PL iyo JL oo haysta mudo xileed sharciya oo siyaasadeed,mucaaradka kale,waa Dad Kursi doon ah,balse aan haysan awood sharci,waana tixgelinay oo waa dhagaysanay”.

    Iyagoo hadalkooda sii wata Wasiirada Xasan ayay yiraahdeen….

    ” PL iyo JL,waxaan ka sugaynaa aragtidooda doorashada qaran,waxaan anagu hada sii wadnaa,waa midii hoose oo Dimuqraadi ah”.

    Wakiilada BC,waxay ugu jawaab celiyeen…..

    “Halkan,waxaan ujoognaa ka shaqaynta deganaanshaha siyaasadeed ee Somaliya mana rabno in xaaladu qasanto,waxaan idinka filaynaa ka hor 15- ka May in aad gaartaan dhamaan qaybaha Somalida heshiis doorasho”.

    Wakiilada BC oo hadalkooda sii wata,waxay yiraahdeen……

    ” Anaga,waxaan qoranay in Baarlamaanka mudo xileedkiisa laysla ogol yahay ay ku eg tahay Caawa saq dhexe”.

    BC,waxay bixisaa 70% Miisaaniyada ay ku shaqayso DFS,waxaana miiska hada usaaran go’aamo muhiim ah……

    1. Waxay hakinayaan Lacagtii DFS ay toos usiinayeen ilaa heshiis siyaasadeed dhacayo.
    2. Waxay toos usiinayaan PL,SL iyo JL Lacagta kabida ee Baanka aduunka iyo mashaariicda.
    3. Waxaa Bisha December mudada loo kordhinayaa Ciidamada Midowga Afrika,waana loo fasaxay Lacagtii maalgelinta.
    4. Waxaa hoos loo dhigayaa maqaamkii Diblomaasiyadeed ee Madaxda DFS ee wakhtigu ka dhamaaday.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.