Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»SAWIRRO. Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo La Kulmay Safiirka UK Ee Soomaaliya.
    Somalia

    SAWIRRO. Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo La Kulmay Safiirka UK Ee Soomaaliya.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 30, 2017Updated:October 30, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxamed Xaashi Cabdi Carabey ย Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka wadanka Ingiriiska u dhafiyay Soomaaliya Ambassador Mrs Mary shockledge

    Kulanka oo ka dhacay safaarada wadanka UK ee Soomaaliya ayaa Madaxweyne ku xigeenku waxaa uu kala hadlay safiirka Xaalada Galmudug iyo Guud ahaan Soomaaliya.

    Masโ€™uuliintaan kulankooda oo saacado qaatay qodoba ay uga hadleen waxaa ka mid ahaa, in UK dhanka amniga Galmudug ka taageerto, xal u helidda siyaasadaha isdiidan ee ka dhax jira madaxda Galmudug, shirka hogaanka maamul goboleedyada iyo dowlada dhexe ee hadda kasocda Muqdisho iyo in il gaara ay safaaraddu u yeelato qodobada kasoo baxa iyo dhibaatada ay shacabka Soomaaliyeed u geysteen qaraxyadii ugu dambeeyay ee ka dhacay Muqdisho.

    Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa sheegay inay u baahayihiin dhanka amniga in laga gacansiiyo oo loo tababaro ciidamo tayo leh kana shaqeeya nabadgelyada Galmudug.

    Ambassador Mrs Mary shockledge, safiirka wadanka UK ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay arimo badan ka caawiyaan Soomaaliya Galmudugna ay ka mid ah Dowlad goboleedya dalka ka jira iyadoo tilmaamtay ina ka gacan sii doonaan dhicana amniga.

    SAWIRRO.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.