Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sawiro:-Daawo deegaan xeebeedka Garacad Ee Puntland
    Somalia

    Sawiro:-Daawo deegaan xeebeedka Garacad Ee Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 30, 2017Updated:October 30, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Deegaan xeebeedka Garacad oo kulaala badweynta Hindiya ( indian ocean ) Wuxuu 260KM dhanka bari ka xigaa Gaalkacyo oo xarrun u ah Gobolka Mudug.

    Garacad waxay degmo ahaan hoostagtaa Degmada Jariiban oo ay u jirto masaafo dhan 64KM waa deegaan xeebeed ay ku nool yihiin dad badan.

    Bahda IDILNEWS ayaa booqasho ku tagtey 24 bishan October si ay u soo arkaan hormarka ka socda deegaanka Garacad,waxayna la kulmeen waxgaradka iyo odoyaasha deegaanka oo xiligaas ku faraxsanaa Nolosha deegaanka iyo hormarka uu gaaray sanadihii dambe.

    Horumarka ka socda deegaanka waxaa ka mid ah xarrumo ay ka furteen wasaaradaha kala ah ,ย Wasaarada Maaliyada,Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha,Wasaarada dekadaha iyo Wasaarada Garoomada Puntland, sidoo kale waxaa odoyaasha iyo dadka deegaanku waxay dadaal dheer ugu jirraan sidii Dekad looga dhisi lahaa Garacad.

    Odoyaasha deegaanka ayaa baaq dheer u diray cid walba oo danaynasa horumarka deegaanka waxayna ugu baaqeen in ay ka qayb qaataan dhismaha la doonayo in Garacad Dekad caalami ah ay yeelato.

     

     

     

     

    Halkaan hoose ka Daawo Sawirada Garacad:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.