Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Axmed Madoobe oo soo Bandhigay ciidamo, kuna dhawaaqay dagaal
    Somalia

    VIDEO: Axmed Madoobe oo soo Bandhigay ciidamo, kuna dhawaaqay dagaal

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 14, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Jubbaland, Ahmed Mohamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta tababar usoo xiray Ururka Gaarka ah ee Duufaan ee Ciidamada Darawiishta Jubaland.

    Madaxweynaha ayaa tilmaamay in casharrada kala duwan ee ay qaateen, gaar ahaan la dhaqanka bulshada, loo baahan yahay in laga dareemo deegaannada cadowga ay ka xoreynayaan maalmaha soo socda. Wuxuu xusay in guusha howlgaladu aysan ku koobnayn oo keliya dhinaca amniga, balse ay muhiim tahay in ciidamada ay kasbadaan kalsoonida iyo taageerada shacabka ay u adeegayaan.

    Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey ciidamada dadaalka ay muujiyeen muddadii uu tababarku socday, isagoo ku dhiirrigeliyey inay si hufan uga soo baxaan waajibaadka qaran ee loo igmaday, isla markaana ay door muuqata ka qaataan xoreynta iyo sugidda amniga deegaannada Jubaland.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    ISRAA’IIL: Cirro oo lagu soo dhaweeyay Tel Aviv

    June 14, 2026

    Madaxweyne Cirro oo maanta ka degaya Tel Aviv

    June 14, 2026

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fawdo samaysay

    June 9, 2026
    Latest Posts

    VIDEO: Axmed Madoobe oo soo Bandhigay ciidamo, kuna dhawaaqay dagaal

    ISRAA’IIL: Cirro oo lagu soo dhaweeyay Tel Aviv

    Madaxweyne Cirro oo maanta ka degaya Tel Aviv

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fawdo samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.