Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Gollaha Wasiirada cusub ee uu bishii April magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni.
52 Mudane ayaa u codeeyay ansixinta Wasiirada cusub, 4 Mudane ayaa diiday, Halka ay ka aamuseen 2 Xildhibaan.
IDILNEWS
