Madaxweynihii 7aad ee JFS, Sharif Sheikh Ahmed ayaa ka hadlay xasuuqii ka dhacay deegaanka Ari-Caddeeye ee gobolka Sool, isagoo ku tilmaamay fal ka fog Islaanimada.
“Falkaani waa mid di wayn uga fog Islaanimada, dhaqanka suubban iyo walaaltimada, waxaana xannuunka dhacsadaan naxariis darrada ah la wadaagayaa qoysaska iyo ehelka ay saameysay.”
Shariif Shiikh Axmed ayaa ugu baaqay waxgaradka gobolka Sool in laga hortago ficillada noocaan oo kale ah.
IDILNEWS
