Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maamulka Xassan Shiikh oo Al-Shabab u aqoonsaday Xisbi siyaasadeed
    Somalia

    Maamulka Xassan Shiikh oo Al-Shabab u aqoonsaday Xisbi siyaasadeed

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 6, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maamulka muddo dhaafka ah ee uu hoggaaminayo Xassan Shiikh Maxamuud – ayaa xisbi siyaasadeed u aqoonsaday kooxda argagaxisada ah ee Al-Shabaab.

    Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda muddo dhaafka, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in dalka (Koonfurta Soomaaliya) ay isku haystaan xisbiga Xassan Shiikh JSP iyo kooxda Al-Shabaab.

    “Labada xisbi ee isku heysta Dalka waa Al-Shabaab iyo JSP, inta kale waa rooti” ayuu yiri Fiqi.

    Tan ayaa dood adag ka dhalisay baraha bulshada – iyadoo u muuqata halis Qaran oo Soomaaliya kusoo food leh. Xubno maamulka Xassan Shiikh katirsan ayaa horrey si bareer ah u muujiyay in Al-Shabaab u yaqaanaan urur siyaasadeed, iyagoo ka duwaya in kooxdan ay tahay argagaxiso caalami ah oo halis ku ah Soomaaliya iyo dalalka gobolka.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.