Puntland khataraha amni ee ku wajahan,ayaa kor usii kacaya.
PL iyo AS & Daacish?
Daacish iyo AS,waxay wada gaareen heshiis Sadex qodob ka kooban oo kala ah…..
- In aysan islayn dhexdooda.
- In ay wadajir uqaadi karaan weerar.
- In ay Puntland utahay yoolkooda weerar.
Maleeshiyaad iyo Hub ayay dib urursanayaan,waxayna taageero ka helayaan Xuutiyiinta.
PL iyo khatarta Nisa-da Xamar?
Mahad Salaad,ayaa isku xiray AS iyo Jamhada Sool Bari,waxayna heshiis kuwada qaateen sidii PL meesha looga saari lahaa.
Laba horjooge oo ka tirsan AS-ta Calmadow oo mid ka soo jeedo beesha Aadan Siciid ee Warsangeli midna ka soo jeedo beesha Cali Gari ee Dhulbahante,ayaa tagay magaalada Laascaanood oo la kulmay Jamhada iyo hogaamiyaheeda Firdhiye.
PL iyo khatarta Jamhada Firdhiye?
LC,waa Xarunta isku xiraysa isbahaysi balaaran oo PL ka dhan ah oo Shan kooxood kulmiyay…..
1.Xamar ( Nisa).
2.Jamahada Sool Bari.
3.Daacish.
4. AS.
5.Xuutiyiinta.
PL iyo khatarta Wadamada shisheeye ?
Dhaqaalaha lagu hawlgalayo,,waxaa bixinaya Wadamada Sacuudiga iyo Qatar,iyadoo tababarka uu fulinayo Turkiga oo Masar ay bixinayso Hubka.
