Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Koonfur-Galbeed Oo heegan galisay Ciidamadeeda
    Somalia

    Koonfur-Galbeed Oo heegan galisay Ciidamadeeda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 2, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Wasaarada Amniga Koonfur Galbeed ayaa Daqiiqado ka Hor Waxaa ay sheegtay In Ciidamadeeda ku sugan Degmooyinka Gobolada bay bokool iyo shabelaha Hoose La Galiyay Heeganki ugu dambeeyey.
     
    Ciidamadan ayaa saaka la arkayay ayagoo sameynaya diyaar garow weyn kaasi oo ku wajahan Deeganada Shabaab Ka joogaan Koonfur-galbeed.
     
    Wasiirka Wasaarada Amniga Koonfur galbeed Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelay)ayaa sheegay in dhamaan degmooyinka Koonfir galbeed Ciidamada ku sugan ay ku jiraan diyaar garowgii ugu dambeeyay Lana Doonayo in ciidanka ay bilaaban Dagaal ka Dhan ah Dagaalamiyaasha Shabaab.
     
    ”Ciidankeena maanta laga bilaabo waxey Sameeyn doonaan howlgal lagu sifaynayo Shabaab wasiir xildhibaan iyo agaasime intaba Waan ka midaysan. Nahay dagaalka Al-
    shabaab Maanta ayaana ugu dambeysa in degmo ama Tuulo ka tirsan Koonfur-Galbeed ay Maamulaan al-Shabaab”Sidaasi Waxaa Yiri Wasiirka Wasaarada Amniga KGS.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    June 19, 2025

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Xasan Shiikh Ee Xamar?

    June 19, 2025

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    June 17, 2025
    Latest Posts

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Xasan Shiikh Ee Xamar?

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    Shirka Bangiyada iyo Maaliyada Puntland oo soo xirmay

    Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil?

    Faallo:-Maxaa dhacaya hadii Maraykanku ku biiro dagaalka Iran?

    Update:-Dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Shirweynaha Bangiyada iyo Maaliyada oo Garowe ka furmay

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.