Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cabdi Warsame oo xajistay kursigii golaha deegaanka ee magaalada Minneapolis
    Somalia

    Cabdi Warsame oo xajistay kursigii golaha deegaanka ee magaalada Minneapolis

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 8, 2017Updated:November 8, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cabdi Warsame oo xajistay kursigii golaha deegaanka ee magaalada Minneapolis oo uu hore ugu fadhiyay.

    Mursharaxa Cabdi Warsame ayaa ka guuleystay Maxamuud Nuur oo ay xisbiga dimuquraadiga ka wada tirsanaayeen iyo Faadumo Yusuf oo matalaeysay xisbiga Jamhuuriga. Cabdi Warsame ayaa helay 3603 cod halka Maxamuud Nuur codadka uu helay ay noqdeen 3370 cod.

    Doorashada Cabdi Warsame iyo Maxmaud Nuur ayaa ahayd mid aad loo hadal hayey,Maxamud ayaa loolankiisa aad u adkeeyay bilahii danbe iyagoo warbaahinta isku adeegsan jiray hadalo aad uย ย adag, dhanka Maxamud oo ay taageerayaan Xildhibaano aqalka Gobolka looga taliyo ay Cabdi ku eedeeyeen inuu ka soo horjeedo guursiga dadka isku jinsiga ah,inuu sharciyo badan ugu hiiliyey dadkiisa.

    Maxamud Nuur ayaa waxaa ka biyo diiday guusha Abdi waxaanaย  qoraal uu u gudbiyay taageerayaashiisa uu ku sheegay inaan laga guuleysan, isla markaana ay u dagaalami doonaan sidii lagu hubin lahaa in cod kasta la tiriyey uu sax ahaa. noor ayaa qoraal ku sheegay sidaa.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.