Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxweyne farmaajo iyo Madaxweynayaasha Dawlad Goboleedyada oo kulmay
    Somalia

    Video:-Madaxweyne farmaajo iyo Madaxweynayaasha Dawlad Goboleedyada oo kulmay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 10, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha cusub ee Somalia Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa la kulmay 3 madaxweyne goboleed oo ku sugan magaalada Muqdisho kuwaas oo kala ah ,Madaxweyne Gaas,Madaxweyne Shariif Xasan, iyo Madaxweynaha xilka laga qaaday ee C/kariin Guuleed waxaa ka maqnaa kulanka Madaxweynaha Jubaland oo aan isagu Xamar xaadir ku ahayn xiligan.

    Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo wada shaqeyn lahaa garabna la isugu noqon lahaa,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Afar Arrimood oo Xassan Shiikh ku doonayay carqaladeynta Dabaal-degga Xuska 1da August

    July 31, 2026

    In Response to the Statement on X on Galkacyo and Puntland by Former Somali PM, Mr Sharmake

    July 31, 2026

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    July 30, 2026
    Latest Posts

    Afar Arrimood oo Xassan Shiikh ku doonayay carqaladeynta Dabaal-degga Xuska 1da August

    In Response to the Statement on X on Galkacyo and Puntland by Former Somali PM, Mr Sharmake

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    Puntland oo si weyn ugu diyaar-garoobaysa Xuska 1da August

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.