Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Talyihii CiidamadaTaraafikada Fadaraalka Soomaaliya oo Muqdisho lagu aasay
    Somalia

    Video:-Talyihii CiidamadaTaraafikada Fadaraalka Soomaaliya oo Muqdisho lagu aasay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 9, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Marxuumka ayaa sanadihii dambe la daala-dhacayay Xanuuno soo wajahay waxaana mar xaalad caafimaad loogu qaaday dalka Hindiya.
     
    Sdioo kale Marxuumka ayaa markii uu dalka dib ugu soo laabtay mar kale loo magacaabay Talyaha Ciidanka Ilaalada Wadooyinka Fadaraalka Soomaaliya.
     
    Xildhibaano, Wasiiro iyo xubno kale oo ka tirsan Dowlada Fadaraalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Aaska Marxuumka oo loogu Sameeyay Magaalada Muqdisho,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/XdHT_gSlJQs

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    June 19, 2025

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Xasan Shiikh Ee Xamar?

    June 19, 2025

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    June 17, 2025
    Latest Posts

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Xasan Shiikh Ee Xamar?

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    Shirka Bangiyada iyo Maaliyada Puntland oo soo xirmay

    Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil?

    Faallo:-Maxaa dhacaya hadii Maraykanku ku biiro dagaalka Iran?

    Update:-Dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Shirweynaha Bangiyada iyo Maaliyada oo Garowe ka furmay

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.